Somali

Madoonaysaa go’ aamo tayo iyo dhaxalgal ah

Finland waxaa la saari karaa dhabo cusub oo wax ku ool ah. Gacmaha oo aan is qabsano waxaa abuuri karanaa jid aan ku horumarino deegaanka aan ku nool nahay, waxaan ka hor tagi kartaa dhibaatooyin sababi kara hormarkeena oo liica, dhamaanteena waa in aan ka qaybqaadanaa go’aamadda na khuseeya.

Waa tuma Saara?

Waxaan ahay 25 sano jir, ka qalin jabinaysa darajadda labaad ee jaamacadda sharciyadda, ka tirsan golaha deegaanka ee magaaladda Turku iyo gudoomiya xisbigga dhalinyaradda ee deegaanka(Vihreä). Waxaan ahay gudoomiyaha ururka dhismaha ee magaaladda Turku, waxaan ka dirsana ahay gudigga fulinta ee xisbigga deegaanka (Vihreä), waxaan kaloo ka heesaa kana garaacaa durbaan labo kooxood.

Waxaan rabaa in aan noqdo xubin barlamaan, maxaa yeelay waxaan doonayaa intii karaankay ah badbaadin dunidda ka qayb qaato. Dunidda waxay isku badalaysaa siddii loo badalo. Waxaan doonayaa in aan ka qaybqaato isbadalka dunidda, maxaa yeelay waxaan dareemayaa in ay jaawib isaaran.

Go’aano tayo leh

Deegaan nadiif ah

  • Deegaan nadiif ah oo qurxoon iyo teknolooji u fiican deegaamadda waa waxaa awoodda waddankeenu ku dhisan tahay. Aan kawadda shaqayno siddii deegaamadeeno u sii noqon lahaayeen meel ku haboon safardda iyo noloshaba.
  • Aan sii siyaadino badbaaddda xirmooyinka, badda baltikka iyo daryeelka xayawaanka.
  • Aan ka hortagno kulaylka cimiladda, aana sii siyaadino tamarta aan wasakhaynayn deegaamdda. aan kordhino isticmaalka baaskiiladda aana yareeno isticmaalka gaadiidka.

Ka hortagidda dhibaatooyinka horumarkeena dib u dhigaaya

  • Kasii fakaridda dhibaatooyin imaan karaa waxay sahlaysaa in uu kuu dhaqaaloobo waqti iyo lacagba. Aan ka hortagno kalinimadda, aana kordhino shaqaalaynta dhalinyaradda, aan balan qaadno sidii qof walba u heli lahaa caafimaaf tayo leh.
  • Aan balan qaadno sidii arday walba u heli lahaa waxbarsho lacag la’aan ah iyo lacag waxbarsho oo ku filan. Aan kudadaalno si ardaydu u heli lahayd waxbarsho tayaysan iyo horumarba.
  • Aan yarayno faqiirnimadda, aana kordhino sinaanta, anagoo qofwalba u balan qaadayna masruuf ku filan. Shaqaddana aan ka dhigno mid dadku ka faa’iidaan, canshuurta ka dibna u soo haraan wax ku filan.

Dhamaan aan ka qayb qaadano go’aamadda na khuseeya

  • Arimaha naga dhaxeeya waa in aan wadda go’aaminaa. Qof walba waa in la siiyaa fursad uu uga qaybqaato, wax walba waa in miis lasoo saaraa si loo wadda wadaago, taas micnaheedo waa demokraatinimo.
  • Dhalinyaraddana waa in lasiiyaa fursado ay go’aamadda uga qaybtaan iyo diyaarinta mowdiicyadda ayagga khuseeya.
  • Waa in go’aamadda la gaaryo miiska la soo saara si loo ogaado waxa laga hadlaayo, aan ka hortagno in awoodo ku aruuro dad khaas ah.

U codee go’ aamo tayo iyo dhaxalgalka ah

Doorashadda baarlamaanka 19.4.2015

Codaynta kowaad 8.-14.4.2015

lasoo xiriir saara.ilvessalo@vihreat.fi

FacebookTwitterGoogle+Share